Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Sawirro: Sida looga ciiday dunida Muslimka
Published
Muslimiinta ku dhaqan dunida Islaamka ayaa maanta u dabbaaldegayaa ciidda waxay isugu soo baxeen goobaha lagu tukado salaadda ee dhammaan magaalooyinka Islaamka.
Meelaha sida wayn looga ciiday maanta waxaa kamid ah magaalooyinka Soomaalida degto ee bariga Afrika.
Halkan waxaan idiin kuugu soo gudbinaynaa sawirrada cidda deeganno qaar oo ka tirsan dunida Islaamka.