Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Sawirro: Maalintii ugu dambeeysay booqashada Kim Jong-un ee Vietnam
Published
Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo Vietnam ku qaadanayo maalintii ugu dambeeysay kadib wadahadaladii isaga iyo madaxweyne Trump.
Mr Kim ayaa booqday goobo taariikhi ah, waxa uuna sidoo kale la kulmay madaxweynaha iyo ra'isal wasaaraha dalka Vietnam.
.