Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Waa sidee xaaladda dadka lagu dul dagaalamayo ee Kashmiir?
Published
BBC-da ayaa markii ugu horeysay galaangal dhif ah u heshay, loona ogolaaday in ay soo duubto deegaanada Kashmiir ee labada dhinac, xilli labada dal ay qarka u saaranyihiin dagaal ka dhex qarxa.
Ciidamada labada dal ayaa isweeydaarsanaya madaafiic, waxaana aad ugu waxyeeloobay shacabka Kashmiir.
Haddaba xagga hoose ka daawo muuqaal ay BBC-da ka diyaarisay wixii ay wariyeyaasha la kulmeen.