Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
MUUQAAL: Tuulo 900 sano jirta oo buur dusheed ku taala ee dalka Itoobiya
Published
Waa Muuqaalka tuulada Shoka ee Itoobiya waxa ay jirtay 900 sano, waxaa ku nool bulsho muslimiin ah.