Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Muuqaal: Cabdulaahi "Waxaan doonaynaa in aan buug u helno arday walba oo ku nool Xerada Dhadhaab".
Published
Carruurta wax ka barata iskuullada ku yaalla xeryaha Dhadhaab ayaa loo qeybiyay buugaag laga uruuriyay Soomaaliya.