Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Coronavirus siduu u saameeyey hasaawaha
Published
Waxaa uu sheegay in cudurkan uu keeni doono dhaqaala burbur "aysan jirin mid la mid ah oo horey caalamka u so maray".
Digniintiis ayaa timid xilli la saadaalinayo in cudurkan uu yeesho saamayn dhaqaale marka la eego tallaabooyiinka la soo rogay ee lagu xakamaynayo.