Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
"Waayahaygii Wuhan iyo go'doonkii coronavirus"
Published
Cabdicasiir Cusmaan cabdi oo ah Soomaali ku go'doonsanaa Wuhan ayaa ka sheekeynaya muddadii ay xirnayd magaalada iyo sida hadda uu u socdo.