Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
"Afar kun oo xabbo oo sambuus ah ayaan u qeybiyay dadkii Minneapolis ku dibadbaxayay"
Published
Gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Aamina deeble ayaa 4000 oo xabo oo Saanbuus ah maalin kaliya u qaybisay dad u baroordiiqayay ninkii madowga ahaa ee lagu dilay Maraykanka. Waxay nooga warantay waxa ku kalifay arrintaasi.