Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
South Afrika: Soomaalida sidey u arkaan Iskuullada dib loo furay?
Published
Iskuullada dalka Koonfur Afrika ayaa dib loo furay ka dib markii la qafiifiyay xayiraddii dalkaas saarneyd ee looga hortagayay cudurka corona.