Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Codka halaasiga ah ee siyaasi Cabdiweli Gaas iyo heesaha uu jecel yahay
Published
Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo u warramay barnaamijka Muusiga iyo Salaamaha ee BBC-da ayaa ka sheekeeyey wax uu qabto wakhtiga uu firaaqada yahay, intii uu yaraa, noloshiisii ka hor siyaasadda iyo waxyabao kale.
Haddaba waraysigaan waxaa la yeellatay wariyaha BBC-da Faadumo Taxadar Yusuf, Waana tan sheekadii dhexmartay.
Codka halaasiga ah ee siyaasi Cabdiweli Gaas iyo heesaha uu jecel yahay