Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Sakariye Xaaji: Markii ay gabadhiisu ku tiri 'Waan ku jeclahay'
Sakariye Xaaji: Markii ay gabadhiisu ku tiri 'Waan ku jeclahay'
Published
Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi waa mid ka mid ah siyaasiyiinta ugu caansan Soomaalida.
Waa Wasiir hore, muddo dheer na ahaa xildhibaan af adag. Marar kale na u tartamay xilka madaxweynenimada Soomaaliya.
Maanta na, waa isaga oo kaftamaya, heesaya oo carruurninadiisa iyo jaceyl ka sheekeynaya. Waxa uu waramay Weriye Faduma Taxadar Yusuf.