BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Sida loo ilaaliyo Makka Al Mukarrama iyo magaalooyinka kale ee barakaysan
Sacuudigu ma shaacin nidaamka difaaca ee ay kaga hortagaan sawaariikhda Xuutiyiinta, balse Wasaaradda Difaaca dalkaas ayaa bishii Maajo 2026-kii soo bandhigtay muuqaal muujinaya dhowr qalab oo gantaallada laga rido, nidaamka radar-ka, iyo qoryo waaweyn oo lid ku ah diyaaradaha.
TOOS, Trump oo hadallo isugu jira dhaliil, hanjabaad iyo rajo nabeed ka jeediyay shirka QM
Saacad ka hor imaatinkiisa, Donald Trump ayaa mar kale ku hanjabay inuu burburin doono Iran, xilli uu khudbaddiisa sannadlaha ah u jeedinayay hoggaamiyeyaasha caalamka ee Qaramada Midoobay.
Maxay Suudaantu u danaynayaan in ay dahab qotaan ayadoo uu dagaal socdo
In ka badan 150 qof ayaa muddo aan kala fogayn ku dhintay meelo dahabka laga qoto, welina qaar badan ayaa ku soo qulqulaya, haddaba maxay ku arkeen?
Sida ay Xuutiyiinta ugu suurto gashay inay bah-dilaan Sacuudiga
Xuutiyiintu waxay xoojiyeen duqeymaha ay ku hayaan magaalooyinka Sucuudiga iyo xarumaha tamarta, iyagoo adeegsanaya gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn, ayagoo taageero ka helaya Iiraan
Trump oo madaxda caalamka hortooda uga hanjabay inuu "baabi'inayo" Iiraan"
Madaxweyne Donald Trump ayaa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay u sheegay inuu wajahayo "go'aan adag" oo ku saabsan inuu mar kale weeraro Iiraan, ayadoo wafdiga Iiraan uu hal xubin ka fadhiyey shirka, Cuba-na ay iskaga baxday hoolka shirka
Erdogan oo ku baaqay in la joojiyo awoodda diidmada qayaxan ee golaha amaanka ee QM
Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ma laha awood diidmo. Awoodda diidmada waxaa iska leh oo keliya shanta xubnood ee joogtada ah ee Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay: Shiinaha, Faransiiska, Ruushka, Boqortooyada Midowday (UK), iyo Mareykanka.
Trump: “Haddii heshiis la gaari waayo, waan burburin doonaa Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan”
Trump ayaa sheegay in haddii heshiis lala gaari waayo Iiraan, uu Maraykanku “burburin doono Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan.”
Mu'addinkii Masaajidka xaramka ee geeriyooday iyo sidii uu u ilmeeyey markii ugu horreysay ee uu masjidka ka addimay
Sheekh Ibrahim al-Madani, oo ahaa mu'addinkii Masjidka Xaramka (Grand Mosque), ayaa geeriyooday subaxnimadii Isniinta. Aadaankii ugu horreeyay ee salaadda subax ee arooryadii Isniinta, ee masjidka ugu barakaysan Islaamka, ayaa ahaa kii ugu dambeeyay ee uu addimo.
Markii uu duqa magaalada New York ku karbaashay Trump go'aan uu isagu soo saaray iyadoo Trump uu daawanayey waxa ku dhacaya
Duqa Magaalada New York, Zohran Mamdani, ayaa si toos ah uga hor yimid mowqifka Madaxweyne Donald Trump ee ku aaddan warbaahinta, isagoo si cad u difaacay xorriyadda saxaafadda.
Ninkii noolaa 555 maalmood isaga oo aan wadne lahayn
Nin dhallinyaro Mareykan ah ayaa jeebka ku sitay wadne macmal ah oo shaqeynaya muddo 555 maalmood ah, ka dib markii wadnihiisa laga saaray laakiin ka hor inta uusan fursad u helin inuu helo qalliin wadnaha lagu tallaalayo uu sameeyo.
Maxay tahay sababta Uganda ay xiriirka militari ugu jirtay dowladda Turkiga?
Ciidamada Uganda ayaa sheegay inay hakiyeen iskaashigii milateri ee kala dhexeeyay Turkiga, kadib markii la dalbaday in Ankara ay soo wareejiso qoraa siyaasadeed oo caan ah, kaas oo si adag u dhaliila Madaxweyne Yoweri Museveni.
Ingiriiska oo sheegay in Sacuudiga ay siinayaan taageero 'difaac militari ah'
Ra'iisul wasaaruhu wuxuu sheegay in go'aankan uu yimid kaddib markii Sacuudigu codsaday "taageero militari".
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Maxay Israa'iil ugu ugu dhawaaqday gacanta ku haynta Buuraha Cali Daahir?
Isbadalada dhanka milatariga ee ka socda Buurta Cali Dahir lagama sooci karo sawirka guud ee isbeddelada dhanka milatariga iyo siyaasadda.
Muxuu yahay heshiiska shidaal ee dhexmaray Taliban iyo shirkad Sacuudi ah?
Wasaaradda Macdanta iyo Shidaalka ee xukuumadda Taliban ee Afghanistan ayaa Isniintii magaalada Kabul heshiis kula gashay shirkad laga leeyahay Sacuudi Carabiya oo la yiraahdo Delta International, kaas oo ku saabsan sahaminta iyo soo saarista saliidda iyo gaaska laga helo goobta Kashk-Tirpul.
Waa kuma Xaafid Ameir? Ninka daaha gadaashiis ka maamulayay Tanzania?
Carruurtooda waxaa ka mid ah Wanu Xaafid Ameir, oo ah siyaasi, xildhibaan ka tirsan deegaanka Makunduchi, isla markaana ah Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada, Sayniska iyo Teknolojiyadda.
Raysal wasaaraha Canada oo wajahaya tijaabo muhiim ah kadib markii uu ka baxay heshiiskii Trump
Ra’iisul Wasaaraha Canada wuxuu wajihi doonaa tijaabo muhiim ah, maadaama uu u baahan yahay inuu shacabka ku qanciyo in go’aankiisii ahaa inuu ka tanaasulo wadaxaajoodyadii Aqalka Cad uu u qalmo cawaaqibka ka dhalan kara.
Garsoore Mareykan ah oo xayiradda fiisaha ka qaaday Soomaaliya iyo 74 dal oo kale
Garsoore Mareykan ah ayaa Jimcihii 21-kii Agoosto baabi'iyay siyaasadda maamulka Donald Trump ee hakisay fiisooyinka muwaadiniinta 75 waddan, oo ay ku jirto Soomaaliya.
Nolosha qarsoodiga ah ee hoggaamiyaha Iiran iyo shaki laga muujiyay xaaladdiisa nololeed
Toddobaadkii hore, waxaa magaalooyinka Tehran, Qom iyo Mashhad lagu qabtay xuska sannad-guuradii 40-aad ee geeridii Cali Khamenei. Xuska munaasabdaas, Mojtaba Khamenei kama uusan soo qaybgelin taxanaha cusub ee xafladahaas, mana jirin wax muuqaal ama cod ah oo laga baahiyay isaga.
Muxuu waddankaan saaxiibka la ah Soomaaliya u diiday in uu ku biiro heshiiska Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan?
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Hakan Fidan ayaa hore u sheegay in Masar ay ku biiri karto heshiiska marxalad dambe, sababtoo ah, sida uu sheegay, Qaahira waxaa loo arkaa "saaxiib dabiici ah" oo ka tirsan saddexda waddan.
Cabdi Daysane oo BBC uga warramay guusha uu ka gaaray doorashada Minnesota
Natiijada doorashada hordhaca ah waxay Daysane u tahay tallaabo muhiim ah, waxaana uu hadda diiradda saari doonaa doorashada guud iyo ololaha ballaaran ee ka horreeya.
Trump oo qirtay in si qarsoodi ah loo saaray diyaarad aan ahayn tan madaxweynaha cabsi laga qabo Iran
Arrintan ayaa soo shaac-baxday ka dib markii la soo wariyay in Trump uu raacay diyaaradda Air Force One 8-dii July iyadoo ay arkayaan kamaradaha telefishinka, ka hor inta uusan ku dhuuman gaari cuntada qaada si loogu wareejiyo diyaarad milatari.
Sidee BBC-du ugu suurtagashay inay dabagal ku hesho madaxii sirdoonka Bashar al-Assad ee is qarinayay?
Waxaan sawirro ka qaadnay bog kasta oo ka mid ah buug-xusuustii laga helay guriga Hussam Luka, markii aan London ku soo laabannayna, waxaan bilownay inaan hubinno dhammaan 155-ka lambar ee taleefan ee ku qornaa.
Warar sheegaya in Trump uu ku dhex dhuuntay gaariga cuntada ee gudaha diyaarad sir ah cabsi laga qabay hanjabaadda Iiraan
Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in madaxweynaha Mareykanka laga wareejiyay diyaaraddii hore ee Air Force One oo la saaray diyaarad ciidan, xilli uu ka soo baxayay shir madaxeedka NATO oo bishii hore ka dhacay Turkiga.
Maxaad kala socotaa heshiiska difaac ee seddex-geesoodka Sacuudiga, Pakistan iyo Turkiga
Il wareed ku dhow dowladda Sacuudiga, oo xogta siiyay AFP, ayaa xaqiijiyay in heshiiska lagu saxiixi doono maalinta Jimcaha ee magaalada Jeddah oo ku taal xeebta Badda Cas.
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 23 Sebtembar 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 23 Sebtembar 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 22 Sebtembar 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 22 Sebtembar 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.














































































