Madaxweyne Mustaf oo ka hadlay in cudurro ay sababeen goobaha shidaalka laga qodayo ee Qorraxey

Qoraalka Codka, Mustafe Cagjar
Published

Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafa Cumar ayaa ka hadlay in cudurro ay sababeen goobaha shidaalka laga qodayo ee Qorraxey.