Daawo: Alkumidda ciidammada qaranka Soomaaliya maxaa hortaagan
Published
Kumanaan ciidammo oo ka yimid Kenya, Itoobiya ,Burundi, Djibouti iyo Uganda ayaa caawinaya dowladda Soomaaliya. Maxaa hortaagan ciidammo Soomaaliyeed oo ammaanka dalka la wareego?