Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
"Anaga oo Soomaali matalayna waxaan cunto u karinay dhakhaatiirta" Mareykanka
Published
"Anagoo Soomaali matalayna waxaan cunto u karinay dhakhaatiirta Mareykanka", ayuu yiri nin Soomaali ah oo maqaayaddiisu ay cunto bilaash ah u qeybiso dhakhaatiirta ka shaqeynaya daweynta Coronavirus ee Minneapolis.