BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo sheegtay in Ciidanka Dowladda Soomaaliya waxyeello kasoo gaartay dagaal ay Al shabaab kula galayn deegaanno hoos taga Degmada Buurhakaba
War qoraal oo kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in ay jiraan gaadiid laga buuxiyey walxaha qarxa oo Alshabaab u adeegsadeyn weerarka, kuwaas oo sababay “waxyeello soo gaartay gaadiidka ciidanka qaarkii”.
Harry Kane oo soo afjaray 25 sano oo England ay sugaysay abaal marinta Ballon d'Or
Weeraryahanka Bayern Munich ee 33-jirka ah ayaa noqday Ingiriiskii shanaad ee abaalmarintan ku guuleysta
Sarkaal sare oo ka tirsan jabhadda Tigrayga oo isaga ilaaladiisu ay is dhiibeen
Sida ay sheegeen laba il wareed oo xiriir dhow la leh milatariga Itoobiya oo la hadlay BBC-da, jeneraalYohannes Woldegiorgis, oo ahaa taliyaha Jiidda Koonfureed ee ciidamada Tigrayga, ayaa la sheegay inuu isku dhiibay milateriga Itoobiya
Aabbe dhalay 58 carruur ah oo sheegay inuu "illaawo" magacyada qaar badan oo ka mid ah carruurtiisa
Guriga waxaad mooddaa sidii xero oo kale. Xilliga jiilaalka, xubnaha qoysku waxay cuntada ku cunaan gudaha qolalkooda, xilliga xagaagana waxay ku cunaan barxadda, iyagoo is garab fadhiya.
Shan qaab oo uu Trump wax uga beddelay nidaamka socdaalka ee maraykanka
Qaar ka mid ah himilooyinkiisii ugu horreeyay Trump ee uu ku doonayay inuu ku joojiyo qulqulka dadka doonaya inay soo galaan dalka ayaa waxaa xaddiday maxkamadaha.
'Qol yar ayaan ka dhex shaqeeyaa aniga oo safiir ah' Haweeneyda ka diiday Taliban inay iska casisho xilkeeda
Tani waa haweeneydii ay dowladda Taliban ka codsatay inay xilkeeda iska casisho, balse ay diidday; sababtaas awgeedna waxaa loogu yeeraa "Safiirkii Ugu Dambeeyay."
Bangiga Adduunka oo ku taliyey in la dhimo tirada wasaaradaha dowladda Soomaaliya
Bangiga Adduunka ayaa ku taliyey in dowladda federaalka Soomaaliya ay tirada wasaaradaheeda ka dhinto 25 ilaa qiyaastii 15, si loo yareeyo kharashaadka maamulka, loona helo dhaqaale dheeraad ah oo lagu maalgeliyo adeegyada dadweynaha.
Su'aalo ayaa ka dhashay ruqsadaha dhismihii ku dumay Eastleigh
Dad dhowr ah ayaa la la'yahay kadib markii dhisme 18 dabaq ah oo dhismihiisu socday uu ku dumay xaafadda Eastleigh ee Nairobi, xilli ay socdaan dadaallada gurmadka, isla markaana ay soo baxayaan su'aalo la xiriira ruqsadaha mashruucaas iyo sida loo kormeeray.
Afrika ma waxay dhiseysaa isku filnaansho dhaqaale oo mustaqbalka ah?
Tobannaan sano, dhaqaalaha dalal badan oo Afrika ah wuxuu si weyn ugu tiirsanaa dhoofinta alaabta ceeriin iyo soo dejinta badeecadaha warshadaysan ee qiimahoodu sarreeyo. Maanta, dowladaha, maalgashadayaasha iyo dejiyeyaasha siyaasadaha ayaa si isa soo taraysa su'aal uga keenaya habkaas dhaqaale.
Obama oo si aad ah u weeraray Trump mar uu olole ka waday Ohio
Codbixinta xilliga hore ayaa durba bilaabatay si loogu diyaar garoobo doorashada Noofambar 3, taasoo go'aamin doonta xisbiga maamuli doona Kongareeska inta ka dhiman muddada madaxweynenimada Trump.
Iska hor imaad u dhexeeya ciidanka maamulka KGS iyo kuwo taageersan madaxweynihii hore Cabdicasiis Lafta gareen oo ka dhacay duleedka Baydhabo
Wararka aan ka heleyno magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in saaka aroortii hore uu dagaal ka bilowday duleedka magaaladaasi, kaas oo sheegtayn ciidanka madaxweynihii maamulkaasi deegaanka Burjaadka oo fariisimo ciidan ku leeyihiin ciidanka maamulka cusub ee KGS
Israa'iil oo galaysa doorasho muhiim ah xilli ay kala qaybsanaan weyn jirto
Siyaasadda Israa'iil waxay ku dhisan tahay xirfadda dhisidda isbahaysi, ee ma aha mid uu inta badan hal xisbi keligii xukunka ku guuleysto
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Maxaa ilaa hadda laga ogyahay baaritaanka kiis-ciqaabeedka Ilhaan Cumar
Baaritaankani wuxuu daba socdaa hadallo dhowr ah oo ka soo yeeray mas'uuliyiin, kuwaas oo shaki gelinaya dhalashada Mareykanka ee Ilhaan Cumar
Trump oo banaabax ka dhacay Ohio ku weeraray muhaajiriinta Soomaalida ah
Hadalka Trump wuxuu yimid isla maalintii ay saraakiisha Amniga Gudaha baaritaan ku sameeyeen guriga Washington ee Xildhibaanadda Dimuqraadiga ah Ilhaan Cumar
Israa'iil ma waxay muran kala dhex dhigtay Turkiga iyo waddan uu saaxiib dhaw la yahay muddo dheer?
"Labo waddan, hal qaran." Tan iyo sannadihii 1990-meeyadii, halkudhiggan ayaa astaan u ahaa xiriirka dhow ee ka dhexeeya Azerbaijan iyo Turkiga, dad badan oo ku sugan Baku-na waxay Turkiga u arkayeen xulafo siyaasadeed iyo mid militari. Ilham Aliyev ayaa dhowr jeer uga mahadceliyay Turkiga taageerada uu u fidiyay dagaalkii Karabakh, waxaana waddooyinka Baku laga taagay calanka Turkiga.
Maraykanka oo soo saaray amar maxkamadeed si ehelada Ilhaan Cumar su'aalo loo weydiiyo
Ilhaan walaasheed Sahra Nuur ayaa heshay warqad amar maxkamadeed ah, ayadoo ugu yaraan hal xubin oo kale oo ka tirsan qoyskeeda amarkaas loo diray
Saraakiisha hay'adda socdaalka Maraykanka oo baaray guriga Ilhan Cumar
Saraakiisha hay'adda socdaalka ee Mareykanka ayaa baaray guriga Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka soo gasha Minnesota subaxnimadii Isniinta taa qayb ka ah "baaritaan dambiyeed".
Baaq ka soo baxay shirka El Alamein ku dhex maray madaxda Soomaaliya, Masar, Suudaan iyo Eritrea
Madaxda shirka ka qayb gashay waxay isku raaceen in arrinta Badda Cas ay tahay arrin u gaar ah oo ay maamulkeeda leeyihiin oo kaliya dalalka xeebta ku leh, iyagoo mar kale adkeeyay muhiimadda xorriyadda marista badda.
Waa tuma Sagal Cabdi Wali, oo ku guulaysatay kuriga ra'iisul Wasaarihii hore ee Uk?
Sagal Cabdi-Wali, oo hoggaamisa golaha deegaanka Camden, ayaa kursiga ku guulaysatay iyadoo heshay 12,292 cod. Hase yeeshee, aqlabiyadda xisbiga ayaa hoos uga dhacday 11,572 cod ilaa 3,364 oo cod.
Muxuu yahay hadalka doodda iyo falcelinta badan dhaliyay ee uu sheegay duqa New Yorka Mamdani?
Mamdani wuxuu hadalkiisa ku bilaabay cambaareynta weerarkii Xamaas, isagoo ku tilmaamay dembi dagaal oo aad u xun
Eritrea iyo Itoobiya: Xiriirkooda diblomaasiyadeed iyo marxaladihii uu soo maray
Eritrea: Tan iyo bilowgii xornimadeeda 1991-kii, xiriirkii dhowaa ee ka dhexeeyay labada dal, oo ay sabab u ahaayeen xiriirkii xoogganaa ee ay lahaayeen ururradii labada dhinac ee guulo ka gaaray dalalkooda, ayaa si aan khilaaf lahayn ugu gudbay una horumaray xiriir u dhexeeyay labada dowladood.
Waxa aan ilaa hadda ka ognahay colaadda dib uga soo cusboonaatay Waqooyiga Itoobiya
Tan iyo markii dagaalkii sokeeye ee Tigray lagu soo afjaray Heshiiskii Pretoria, colaad ayaa mar kale ka qaraxday Waqooyiga Itoobiya, iyadoo ka bilaabatay Arbacadii, 23-ka Sebtembar.
Madaxweynaha Iiraan oo u sheegay Trump inaysan weligood 'jilbaha u dhigan doonin'
Markii uu bilaabay khudbadda madaxweynaha Iiraan uu ka jeedinayey QM, wafdiga Maraykanka ayaa caro darteed uga baxay hoolka shirka
Erdogan oo ku baaqay in la joojiyo awoodda diidmada qayaxan ee golaha amaanka ee QM
Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ma laha awood diidmo. Awoodda diidmada waxaa iska leh oo keliya shanta xubnood ee joogtada ah ee Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay: Shiinaha, Faransiiska, Ruushka, Boqortooyada Midowday (UK), iyo Mareykanka.
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 27 Oktoobar 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 27 Oktoobar 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 26 Oktoobar 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 26 Oktoobar 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.














































































