BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
10ka cayaartoy ee laga yaabo in aysan cayaari doonin koobka K/cagta adduunka ee soo socda
Cayaartoydan ayaa dhamaantood ka weyn 33 sano, waxayna dalalkooda u soo cayaareen koobab adduun ugu yaraan 3 jeer iyo wax ka badan, ayadoo qaarna ay koobka qaadeen
TOOS, Mareykanka oo ka fiirsanaya inuu ciidamadiisa kala soo baxo Sacuudiga
Sacuudiga ayaa muddo ka mid ahaa xulufada Bariga Dhexe ee Mareykanka, waxaase hadda soo baxaya in la isku maan-dhaafay arrimo ku saabsan dagaalka Bariga Dhexe
Nin dadka tahriibiya, horena maxkamadi u xukuntay oo lagu arkay UK isagoo shaqaynaya, sidee bay ku dhacday?
Nin tahriibiya dadka oo la xukumay, marna loogu yeeray "aabihii" xeryaha muhaajiriinta Faransiiska, ayaa ku nool Leicestershire waxaana la rumeysan yahay inuu magangalyo weydiisanayo isagoo si sharci darro ah ku shaqeynaya
Boqolaal kiilo oo ah Mandheer bani'aadam oo la qabtay, xaggee loo waday
Howlgalkan oo ahaa kii ugu horeeyay ee noociisa ah ayaa waxaa lagu soo qabtay 5 ruux kuwaasi oo lagu eedeeyay in ay ku lug lahaayeen iibinta sharci darrada ah ee xubnaha bani'aadamka
Wadahadalladii Iiraan iyo Mareykanka oo xog cusub laga helay
Amiirka Qadar, Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani, ayaa magaalada Doha kula kulmay ergayga gaarka ah ee Mareykanka, Steve Witkoff, iyo Jared Kushner, oo ah wiilka qaba gabadha Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump.
Xagee lagu hayaa hantida la xayray ee Iran, maxayse muhiim u tahay?
Tehran waxa ay muddo dheer isku dayaysay in ay hesho hantida maaliyadeed ee lagu hayo dalal shisheeye, laakiin cunaqabataynta iyo xayiraadaha bangiyada awgeed, inta badan lacagtan ayaa ah mid aan la heli karin.
Trump wuxuu $1 bilyan ka badan ka sameeyay lacagaha danabaysan sandkii koowaad ee xafiiska
Dakhliga ka soo baxay bandhigiisii maaliyadeed ee ugu dambeeyay - oo gaaraya ugu yaraan $2.2bn - ayaa aad uga badan kuwii hore ee 2024, markii Trump uu shaaca ka qaaday in ka badan $600m oo dakhli ah.
Yaa ka soo qayb gali doona aaska Ali Khamenei, mase imaan doonaa Narendra Modi, ra'iisul wasaaraha Hindiya?
Iiraan weli si rasmi ah uma xaqiijin martiqaadka madax shisheeye ama dal. Mas'uuliyiinta dowladda hoose ee Tehran ayaa sheegay in diyaar garow ballaaran uu socdo, iyadoo la filayo "10 ilaa 15 milyan oo qof" inay ka soo qayb galaan aaska Cali Khamenei ee caasimadda.
Xiddigaha Koobka Adduunka ee caanka ka noqday baraha bulshada nasiib lacag ah maku heli karaan caanimadooda?
Ma ahan Ronaldo ama Messi, laakiin waxaa laga yaabaa inay nolosha u hagaagto ka dib markii ay heleen malaayiin taageerayaal cusub ah.
Hooyo isku dayday inay iska umuliso ilmaha iyada oo YouTube ka daawaneysa sida loo dhalo oo geeriyootay
Baaritaanka ay sameeyeen mas’uuliyiinta caafimaadka ayaa muujiyay in lammaanahan ay hore u dhaleen gabadh lix sano ka hor, markaas oo lagu sameeyay qalliin.
Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo Trump ka diidday sharci saameyn lahaa dad ay Soomaalidu ka mid yihiin
Maxkamadda Sare waxay ku diidday qorshaha Trump cod dhan 6 garsoore oo oggolaaday iyo 3 diidday.
Hindiya iyo Pakistan oo biyo ku dagaallamaya iyo cabsi la muujinayo
"Waxaan si daacad ah ugu baaqeynaa Hindiya inay ka waantoowdo hurinta colaadda, waxaa sidaasi yiri wasiirka Arrimaha dibadda Pakistan.
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Iran: '$6 bilyan oo hantidii xayirneed ah ayaa naloo sii dayn doonaa'
Wafuud Maraykan ah iyo Iran ayaa goor hore gaaray dalka Switzerland si ay qayb uga noqdaan wada-xaajoodyo farsamo oo hoos imanaya heshiis is-afgarad ah oo la saxeexay Arbacadii si loo soo afjaro colaaddii bariga dhexe ee bilihii la soo dhaafay socotay, dibna loogu furi lahaa marin biyoodka Hormuz.
Waa kuma Andy Burnham, ninka la filayo in uu noqdo ra'iisul wasaaraha cusub ee Ingiriiska?
Waqtigii lagu guda jiray aftida Brexit, waxa uu muujiyay rabitaan uu ku doonayo in uu arko UK oo dib ugu biirta Midowga Yurub inta uu nool yahay.
Suuriya beddel ma u noqon kartaa Israa'iil si ay u xakameyso Xisbullah?
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale ka hadlay suurtagalnimada in Suuriya ay door ku yeelato iska hor imaadka Xisbullah ee dalka Lubnaan, isagoo ku dhawaaqay inuu arrintaas kala hadlay madaxweynaha Suuriya Axmed Al-Sharaa, uuna qarka u saaran yahay inuu faylka Xisbullah ku wareejiyo Suuriya.
Ma laga soo gudbay casrigii lagu dagaallami jiray taangiyada, maxaase beddelay?
Taangiyada iyo gaadiidka gaashaaman ee si culus u hubaysan ayaa si degdeg ah u luminaya muhiimaddoodii goobaha dagaalka ee u dhexeeya Ruushkaiyo Ukraine.
Dilal, silic iyo arxan-darro: Shan maamul oo taariikh dhiig badan ku reebay Afrika
Markii ay talada qabteen, intooda badan waxay ku xukumeen gacan bir ah, iyagoo hirgeliyey siyaasado cabburin ah oo ay ka mid ahaayeen dilal siyaasadeed, daldalid ama dilal si fagaare ah loo fuliyo, xarigyo aan sharci ku salaysnayn, iyo adeegsiga jirdilka gudaha xarumaha lagu hayo maxaabiista.
Iiraan: Ma jiraan qorshayaal lagu booqanayo xarumaha waxyeelladu soo gaartay ee Nukliyeerka
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iran, Esmail Baghaei, ayaa shalay sheegay:“Ma jiro qorshe ay IAEA ku kormeerto xarumaha Iran ee ku waxyeelloobay duullaankii militari ee Maraykanka iyo maamulka Sahyuuniyadda"
Su'aalaha aan jawaabaha loo hayn ee heshiiska Maraykanka iyo Iiraan
Dowladaha Khaliijka carabta ayaa si wadajir ah ay neefta uga soo fuqday balse waxay muujinayaan taxadar ku aadan heshiiska mareykanka iyo Iran.
Maxaan ka ognahay ilaa iyo hadda safarka uu madaxweyne Cirro ku tagay Israa'iil?
Cabdiraxmaan Cirro, madaxweynaha Somaliland ayaa qoraal uu soo dhigay barta Facebook, waxa uu ugu mahadceliyay madaxweyne Isaac Herzog iyo shacabka Israa'iil soo dhawayntooda.
Hormuz ma furmi doonaa, cunaqabateyntana ma laga qaadi doonaa? Qodobbada muhiimka ah ee heshiiska Iran iyo Mareykanka
Kaliya marka Iran la xaqiijiyo inay fulisay shuruudaha heshiiska ayaa la siin doonaa faa’iidooyin dhaqaale.
Afar sababood oo ka hortagi kara xabbad joojin waarta oo dhex marta Iran iyo Maraykanka
Dagaalkan soo cusboonaaday ayaa imaanaya maalmo kadib markii Iran ay gantaal ku garaacday Israa’iil maalintii Axadda.
Duuliyihii meydka Siyaad Barre sida qarsoodiga ku keenay Soomaaliya oo markii ugu horreysay hadlay
Wuxuu ka sheekeeyey khadad duullimaad oo ay mareen, garoomo dayaaradeed oo ay ku raad-tirteen iyo lambarro duullimaad oo ay isticmaaleen
Waa kuma Saadiq Joon?
Waxaa maalmihii u dambeeyay si wayn baraha bulshada loogu hadal hayay Saadaq Joon, oo horey u soo noqday taliyihii booliiska gobolka Banaadir xilligii dolwadii madaxwayne Farmaajo.
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 2 Luulyo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 2 Luulyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 1 Luulyo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 1 Luulyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.













































































