BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Xuutiyiinta Yemen oo ku dhawaaqay 'go'doomin dhanka badda ah' oo lagu soo rogay Sacuudi Carabiya
Xuutiyiintu waxay sheegeen in xayiraaddu ay si degdeg ah u bilaabanayso, isla markaana ay tahay jawaab u ah xayiraad ay Sacuudigu saareen dekedaha iyo garoomada diyaaradaha ee Yemen.
Iiraan iyo Maraykanka oo iclaamiyay wareeg cusub oo weerarro ah iyo qaraxyo laga maqlay Koonfurta Iiraan iyo Urdun
Habeenkii tobnaad oo xidhiidh ah, Maraykanku wuxuu sheegay in uu weerarro ku qaaday saldhigyo ku yaalla Iiraan, halka ilo militari oo Iiraan ahna ay sheegeen in dalkaasi uu gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ku weeraray fadhiisimo ay ciidammada Maraykanku ku leeyihiin gobolka, kaddib weerarkii ka dhacay Urdun.
Lix-iyo-toban koob muddo shan sano ah; sidee ayay kubadda cagta Isbaanishku u noqotay mid aan lala tartami karin?
Waa waddankii ugu horreeyay ee isla waqti isku mid ah haysta koobabka Adduunka ee ragga iyo dumarka.
walaalka yar ee Lamine Yamal ee indhaha caalamka soo jiitay iyo dabaaldagii uu xalay sameeyay
Wiilkan saddex-jirka ah ayaa si degdeg ah caan uga noqday internet-ka ka dib markii muuqaallo laga duubay isagoo si xamaasad leh u dabaaldegaya guushii 1-0 ahayd ee Spain ay ka gaartay ciyaartii Argentina ay Axaddii ku faafeen baraha bulshada.
Taariikhda sirta ah ee Masuuniyiinta dunida ee luntay
Aragtiyo badan ayaa laga faafiyay kooxda Freemasons-ka. Hase yeeshee, taariikhda dhabta ah ee ururkani ku leeyahay Scotland - taas oo dad badani ay muddo qarniyo ah iloobeen - ayaa weli si cad uga qarsoon indhaha dadweynaha.
Sida uu Lamine Yamal heerkan kusoo gaaray iyo maca-salaameynta Messi
Markii ciyaaryahanka da'da yar ee hibada badan ee Spain, Lamine Yamal, uu habsiiyay Lionel Messi oo ilmeynayay dhammaadkii finalka Koobka Adduunka, waxay ahayd muuqaal u ekaa in hoggaankii kubbadda cagta laga gudbinayay hal jiil loona wareejinayay jiilka xiga.
Masar iyo Eritrea oo cambaareeyay "isku-dayada lagu doonayo in si sharci-darro ah lagu maamulo Badda Cas"
Masar iyo Eritrea ayaa sheegay in "amniga iyo maamulka" Badda Cas ay yihiin arrimo khuseeya oo kaliya waddamada ku teedsan xeebaha baddaas.
Trump oo xaqiijiyay in Iiraan si xooggan loo duqeynayo taas oo aargoosi u ah askarta Mareykanka ee la dilay
Warbaahinta Iiraan ayaa dhanka kale sheegtay in qaraxyo laga maqlay magaalooyin dhowr ah isla markaana la hawlgeliyay nidaamyada difaaca cirka.
Lacag intee la eg ayaa la siiyaa cidda Koobka Adduunka ku guuleysata?
Kooxdayada barnaamijka "Ask Me Anything" ayaa faahfaahin ka bixinaysa lacagta abaalmarinta ah ee la bixinayo Koobka Adduunka ee 2026-ka.
Toddobo dal oo ka qayb galay finalka koobka Adduunka, balse aan maanta jirin
Waxaa jira toddobo dal oo ka qayb galay wareegga kama dambaysta ah ee koobka dduunka, qaar waxay ku guuleysteen koobka, qaarna waxay gaareen heerarkii ugu dambeeyay ee tartanka, iyadoo FIFA ay ku dartay dalalkaas kuwa ugu awoodda badan kubadda cagta adduunka.
Maxaan ka ognahay saldhigga Urdun ku yaalla ee ay Iiraan beegsanayso?
Waxay u taagan tahay xarun weyn oo loogu talagalay hawlgallada Ciidanka Cirka ee Boqortooyada Urdun, sannadihii u dambeeyayna waxay heshay muhiimad gobol oo sii kordheysa marka la eego horumarka amniga ee Bariga Dhexe.
Waa maxay Zinkiga, maxaase loogu baahan yahay?
Macdanaha muhiimka ah waxa uu jirkeena ka heli karaa oo kaliya cuntada. Hadaba sidee ku ogaan karnaa in aan heleyno zinki nagu filan? Hadii uu nagu yaraadase maxaan ka dhalan kara?
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Halkee buu ku maqan yahay hogaamiyaha ruuxiga ee Iiraan Mojtaba Khamenei?
Mojtaba Khamenei, oo la sheegay in toddobaad gudihii ka dib dilkii aabbihii loo magacaabay hoggaamiyaha ugu sarreeya ee Iiraan, ayaan weli ka soo muuqan fagaarayasha shacabka.
Maxaad ka taqaannaa dalalka Afrika ee Soomaaliya ay ku jirto ee lagu dhisay nidaamka kaligii-taliska?
Tobannaanihii sano ee la soo dhaafay, dowlado badan ayaa u weecday hannaan kali-talisnimo ah, iyagoo xakameynaya xorriyadda hadalka, cabburinaya cod kasta oo mucaarad ah, isla markaana maamulaya geeddi-socod kasta oo doorasho, haddii uu jiroba.
Qaabka loo aasay Ayatollah Cali Khamenei ma waafaqsan tahay Shareecada Islaamka?
Ka dib markii la shaaciyay geerida Hoggaamiyihii hore ee Sare ee Iiraan iyo dib u dhaca aaskiisa, su'aalo badan ayaa baraha bulshada laga keenay oo ku saabsan dib u dhigista iyo xukunnada Islaamka iyo kuwa sharciga khuseeya.
Netanyahu oo Trump uga cawday Madaxweyne Erdogan
Labada hoggaamiye ayaa khadka taleefanka ku wada hadlay ka dib Shir-madaxeedkii NATO. Sida laga soo xigtay AFP, Netanyahu wuxuu sheegay in "Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan iyo xubnaha la socda ay sameeyeen hadallo su'aal gelinaya jiritaanka Dowladda Israa'iil iyo inay ku baaqayaan in la sameeyo aagag amni oo ku teedsan xuduudaha Israa'iil."
Puntland oo ku adkeysatay in aan maalgashi kalluumeysi laga sameyn karin xeebaheeda
Xiriirka Puntland iyo dowladda federaalka ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay xumaa, iyadoo arrinta ugu weyn ee la isku diiddan yahay ay tahay wax ka beddelka dastuurka.
'Sidii Hitler oo kale, Putin cabsi ayaa haysa' maqaal laga qoray xaalka Putin
Maqaalka wuxuu ku bilaabmayaa xasuusinta isku daygii dilka ee caanka ahaa ee Hitler Luulyo 20, 1944, markii uu ka badbaaday qarax boorso ku jiray oo la qarxiyay
Ma ogtahay in Ruushku boqolaal bambo uu si kama ah ugu dhuftay ciidiisa?
Inta badan hubka ay ridaan diyaaradaha Ruushku waa bambooyin la hago, bambooyin lagu qalabeeyay qalab cusub oo ay ku jiraan baalal laabma.
Trump oo cunaqabataynta ka qaadaya Turkiga iyo Netanyahu oo ka digaya in Ankara laga iibiyo diyaaradaha F‑35
Hoggaamiyeyaasha NATO waxay Talaadada iyo Arbacada ka kulmayaan si ay u dejinayaan Trump oo ka carooday jawaabta Yurub ee dagaalka Iran.
Haweenkii kaalinta wayn ka qaatay aasaaskii qarankaMarayknaka; kumay ahaayeen 'hooyooyinkii wax ka aasaasay'?
BBC Mundo waxay la hadashay afar ka mid ah taariikhyahannada ugu caansan kuwaas oo bartay doorka haweenka ee Kacaankii Mareykanka iyo aasaaskii Mareykanka qarnigii 18aad iyo 19aad.
Muxuu hoggaamiyaha sare ee Iiraan uga maqan yahay aaska aabbihiis Ayatollah Ali Khamenei?
Mojtaba Khamenei laguma arkin goob fagaare ah tan iyo weerarkii lagu dilay aabbihiis billowgii dagaalkii Mareykanka iyo Israa'iil ay kula jireen Iran.
Luuqada dahsoon ee uu adeegsan jiray huggaamiyihii Iran Cali Khamenei
Si loo falanqeeyo khudbadda Cali Khamenei, waxaa la doortay 150 erey oo muhiim ah oo si joogto ah ugu soo noqnoqda qoraalladiisa muddo 32 sano ah. Kadib, kordhinta ama hoos u dhaca isticmaalka mid kasta oo ka mid ah ereyadan waqti ka dib ayaa la xisaabiyay. Dukumeentiga hadda jira, waxaan soo bandhignay natiijooyinka xisaabinta noocaas ah.
250 sano kaddib Mareykanku ma yahay meel loo haajiro?
Mareykanka uu u dabaaldegaya sanadguuradii 250-aad, ayuu Cabdi Iftin ka walaacsan yahay si la mid ah Mareykan badan waxa uu noqonayo mustaqbalkiisa.
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 21 Luulyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 20 Luulyo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 20 Luulyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 17 Luulyo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.















































































