BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Maraykanka oo ku dhawaaqay in uu dhammaaday wajigii weerarka ee dagaalka Iiraan
"Waxaan gaarnay ujeeddooyinkii hawlgalkaas,” ayuu Rubio u sheegay warfidiyeenka, isagoo sidoo kale xusay in marxaladdii weerarka ee dagaalka Iran ay “dhamaatay.”
Diyaarad ay ku dhinteen 132 ruux oo la ogaaday in si kutala gal ah shidaalka looga jaray
Shiinaha ayaan weli soo saarin warbixintii ugu dambeysay ee ku saabsan dhacdadan, iyadoo la tixraacayo walaaca amniga qaranka.
Pakistan: Dhexdhexaadiyaha Iran iyo Maraykanka oo ka hadashay weerarkii Imaaraatka lagu qaaday
Fujairah, oo ah dekedda ugu weyn Imaaraadka Carabta iyo xarunta keydka saliidda, ayaa lagu bartilmaameedsaday weeraro xitaa ka hor inta aan lagu dhawaaqin xabbad joojinta horraantii Abriil.
Maxaa ka jira in Itoobiya iyo Imaaraatka Carabta ay duqeeyeen Suudaan?
Itoobiya ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku diiday eedeymahaas, kaddib markii ciidamada Suudaan ay ku eedeeyeen Imaaraadka Carabta iyo Itoobiya inay diyaarad aan duuliye lahayn ay duqeymo ka fuliyeen garoonka diyaaradaha ee Khartoum.
Sacuudiga oo adeegyo casri ah kusoo kordhiyay Xajka sanadkan
Howlaha gaadiidka xajka ayaa billowday shalay oo ay ahayd 5-ta bisha May, iyadoo laga duuli doono garoonka diyaaradaha ee King Abdulaziz International Airport ee magaalada Jiddah.
Canada: Aabbe lagu soo oogay dacwad kadib markii uu dilay carruurtiisa
Dhacdadan ayaa argagax weyn ku abuurtay deegaanka iyo bulshada Eritreeyaanka, waxaana dambiga la geystay xilli carruurta laga qaatay hooyadood oo ay la joogeen aabbahood.
Nin maydkiisa la raadinayay oo hadda loo malaynayo in uu ku jiro caloosha yaxaaska
Askari booliis ah ayaa lagu laalaadiyay xadhig, waxaana uu samatabixiye u qaaday Beerta Qaranka, kaddib markii yaxaas looga shakiyay in ninkaas la raadinayo uu yaxaas ku cunay webigan ay yaxaasyadu ku badan yihiin.
Jaajarka oo dabka looga tago ma wuxuu dhammeeyaa korontada?
Aaladahaan elegtarooniga ah ayaa isticmaala korontada xitaa marka aan la isticmaalayn balse ay godka isaga jiraan.
Iiraan oo ku hanjabtay inay weerari doonto ciidamada Mareykanka ee ku sugan marinka Hormuz
War-saxaafadeed lagu baahiyay baraha bulshada ayaa lagu sheegay in kooxaha gurmadka degdegga ay ku howlan yihiin xakamaynta dabka.
Wiilka yar ee la ogaaday in uu ka maskax badan yahay Albert Einstein
Waxa uu helay "fursad weyn" taa oo ah in loo doorto inuu tago xarunta NASA ee ku taalla Houston oo uu ka qayb qaatay barnaamijka tababarka hawada
Ma suuragalbaa in Israa'iil weerarto Turkiga?
Ra'iisul wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu, ayaa 11-kii Abriil ku eedeeyay madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan inuu taageero "maamulka" ee Iran oo uu dilayo muwaadiniintiisa Kurdiyiinta.
Wax ka ogow toddobada dal ee ugu yar adduunka
Halkan waxaa ku qoran liiska 7 waddan oo yaryar oo adduunka ah, kuwaas oo mid kasta oo ka mid ah aad booqan karto ku dhowaad dhammaan maalin ama dhowr saacadood gudahood.
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 6 Maajo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 5 Maajo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 5 Maajo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 4 Maajo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

























































